Somaliland oo ku dhawaaqday in ay qaadayaan Dagaal qorsheesan oo ka dhan ah Puntland

Maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in ay qaadayaan dagaal qorsheesan oo ka dhan ah ciidamada maamulka Puntland iyo ciidamada kale ee dagaalka kula jira ee ku sugan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Bari. Afhayeenka ciidamada  milatariga Somaliland Cabdi Cabdullaahu Xasan (Cabdi Dheere) oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ciidankooda marar badan weerar lagu soo … Continue reading Somaliland oo ku dhawaaqday in ay qaadayaan Dagaal qorsheesan oo ka dhan ah Puntland